COVID-19: Ra’isul Wasaaraha Britain oo galay xaalad deg deg ah oo Caafimaad

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska ayaa galay xaalad degdega oo caafimaad, iyadoo la sheegay inay xaaladiisa ka sii dartay, xilli lala tacaalayey cudurka Covid-19 oo haleelay 10 maalmood ka hor. Sida uu shaaciyey Xaiska Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa goor dhow la geliyay qeybta xaaladda deg degga ah ee ICU (intensive care unit) ee Isbitaalka St … Continue reading COVID-19: Ra’isul Wasaaraha Britain oo galay xaalad deg deg ah oo Caafimaad